walbahaarka

QADDARTA ALLE PDF

HORDHACA BUUGA Markii aan buuggaan akhriyay ayaan jawaabo u helay dhammaan su’aalihii uu maankaygu isoo hordhigayay oo ku saabsanaa qaddarta Alle iyo doorashada xorta. Markii aan garaystay in aan kaga baxay wareerkii iyo fahan waagii qaddarta iga haystay, ayaan go’aansaday in aan turjumo si dad badan oo af Soomaaliga wax ku akhriya uga faaiidaan. Waxaa […]

QADDARTA ALLE PDF Read More »

DAAWADA MURUGADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Imisa maalmood ayaa ka soo wareegay ilaa markii aad go’aansatay inaad badasho noloshaada si aad Farxad ugu noolaato? waxaan filayaa inaad ciriiri dareemayso, waxaan filayaa in aad garan la’dahay waxaad samayso. Hadaba Iga Fur albaabka, waxaan ahay Farxad. Farxaddu waxay garaacaysaa albaabbada qalbiyadeenna maalin walba, waxayna naga sugeysaa inaan uga furno rajo wanaagsan

DAAWADA MURUGADA (FREE) Read More »

WAHSI TIRE (FREE)

Waa maxay wahsigu? Wahsigu waa mid ka mid ah xanuunnada macnawiga ah ee faraha ba’an ku haya bulsho waynta caalamka, waxaana la sheegaa in dhammaan dadka laga helo dabeecaddan wahsiga, laakiin lagu kala duwan yahay heerka uu gaadhsiisanyahay. Binii-aadamku waa noole aad u raaxo jecel, sida oo kalena aad u horumar jecel. Waa laba ammuurood

WAHSI TIRE (FREE) Read More »

Shopping Basket