waqti

JIMICSIGA JIRKA (FREE)

Faa’idada Jimicsiga Jidhku waa qaybta ugu muhiimsan ee aadamaha iyo noloshiisa kaas oo mudan ilaalin iyo ka war hayn joogta ah, si looga hor tago waxyaalaha uu qofku isku sababi karo inay gaadhaan. Hadaba adiga iyo aniguba waynu jecelanay inaynu helno jidh caafimaad qaba oo tayo leh bilicina ku lamaan tahay, si aad jidhkaa qurux […]

JIMICSIGA JIRKA (FREE) Read More »

HAGAHA ARDAYGA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugan oo ah buuggii ugu horeeyay ee noociisa ah ee afka soomaaliga ah lagu qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:– Baahida ardayga sanadka 1-aad ee jaamacadda uu uqabo garab iyo latalin daacad ah.– Cabsida iyo walwalka ardayga uu ku nool yahay sanadka 1-aad ee jaamacadda oo badankeed ah wax

HAGAHA ARDAYGA (FREE) Read More »

WAAD AWOODAA (FREE)

WAAD AWOODAA Hawl ayaad rabtaa inaad qabato waanay kugu adkaatey qabashadeedu, waxa ku dhiiri geliyana ma haysid, maxaad samayn lahayd? Noqo indheer garad, xalku waaba intaas. Cibaado ayaad rabtaa inaad samaysid sida soonka oo kale, dabadeedna waxa kugu batey saacadaha aad qatanaan doontid…. milicso qiyaamaha iyo dhibaatooyinkiisa iyo abaal marinta fiican ee aad ku heli

WAAD AWOODAA (FREE) Read More »

WAHSI TIRE (FREE)

Waa maxay wahsigu? Wahsigu waa mid ka mid ah xanuunnada macnawiga ah ee faraha ba’an ku haya bulsho waynta caalamka, waxaana la sheegaa in dhammaan dadka laga helo dabeecaddan wahsiga, laakiin lagu kala duwan yahay heerka uu gaadhsiisanyahay. Binii-aadamku waa noole aad u raaxo jecel, sida oo kalena aad u horumar jecel. Waa laba ammuurood

WAHSI TIRE (FREE) Read More »

DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE)

Ducooyinkii La aqbalay Ducadu waa cibaado, waana laf-dhabarta cibaadada, waa astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan , ducada waa lagu baahi baxaa , Allena wuxu yidhi : “I barya waan idinka aqbalin’e” . Maanta waxaynu joognaa duni isu furantay, mashaakilkeeduna batay kolkii baahidii qofka iyo taagtiisi kala badatay , taas oo

DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE) Read More »

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE)

HORDHAC Maqaalkan hoos ku qoran waxa uu ka warramayaa waxa qaabeeya qofnimada aadamaha, iyo marxaladaha maskaxeed ee uu maro qofku inta uu korayo. Sida aynu wada ognahay shaqada ay maskaxda aadamuhu qabato waxa ay culimada kasmo nafeedku u qeybiyaan saddex qaybood. 1- Thoughts ” Afkaar “2- Emotions ” Dareen “3- Behaviors ” Dhaqamo” Saddexdaa shaqo

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE) Read More »

ISKU FILNAASHO (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugaan inaan qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:– Shaqa la’aanta baahsan ee ka jirta guud ahaan dalka.– Niyad jabka haya ardaydii muddo sanado ah waxbarasho soo waday markii ay qalin jabiyeena shaqo la’aantu soo wajahday.– Caawinaad la’aanta dadka xoogaa dhaqaalaha ah haysta iyo sida ay uga jiifaan wax badan

ISKU FILNAASHO (FREE) Read More »

Shopping Basket