waqtigaada kafaaideyso

MAAREE NOLOSHAADA PDF

HORDHACA BUUGA MAAREE NOLOSHAADA (SOMALI) Waxaa laga yaabaa inaad mararka qaarkood dareento in noloshaadu u socoto si kaduwan sida aad jeceshahay. Marka aad dib u eegto sanadihii cimirigaaga ka tagay waxaad dareentaa inaadan gaadhin meeshii aad rabtay inaad gaadho. Waxaad eegtaa mustaqbalka waxaanad ilaahay baridaa inuu kugu galadaysto awood iyo tamar aad ku samayso wixii […]

MAAREE NOLOSHAADA PDF Read More »

KOBCI XASUUSTAADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buuggaan waxaad ku baraneysaa qaabka xasuusta balaaran ee Alle ku siiyay u adeygsan leheyd, taas oo dhibaato aad u balaaran ku heysa dad fara badan, sababtana mafahamsano luqada saxda ah ee caqliga loo isticmaalo marka wax la xifdinayo, ama qaabka ugu sahlan oo culuumta kala duwan aan uga faa’iideesan karno, baaritaano dhaadheer oo

KOBCI XASUUSTAADA (FREE) Read More »

ARDAYGA WANAAGSAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugga ardayga wanaagsan waa buug aad ukooban lakiinse micno wayn xanbaarsan, meel dheerna ardayga wax ka tusaya, buuggan waxaan ugu talagalay inay ka faa’idaystaan ardayda waxbarashada heerka sarre, sida kuwa dugsiyada sare iyo kuwa jaamacadaha dhigta, si ay uga dheeh daan macluumaad badan oo ku saabsan sidii ay ku hor marin lahaayeen naftooda,

ARDAYGA WANAAGSAN (FREE) Read More »

KASBO QULUUBTOODA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buug yarahan waxa uu si kooban oo qoto dheer uga hadlayaa cilmiga fagaare ka hadalka iyo waxyaabaha aasaasiyaadka u ah, sida khudabadaha iyo noocyadooda, inta loo qaybiyo iyo waliba waxyaabaha ay tahay in uu iska ilaaliyo madal ka hadluhu/ hadal soo jeediyuhu. Faa’iidooyinka Barashada Fagaare Ka Hadalka ❖ In ay kobacdo awoodda aqooneed

KASBO QULUUBTOODA (FREE) Read More »

10 KA FURE EE GUUSHA (FREE)

FURAHA KOOWAAD Dhaqaajiye (Motivation) Ma igu waafaqsantahay haddii aynaan niyad u haynin shaqada in aynaan qaban karayn?Inuun ma garanaysaa ruux shaqo fiican haystay, lacag fiicana qaadan jiray, hadana shaqadii iskaga tagay, maxaa yeelay jacayl iyo niyad ayuu u waayay. Marka aad niyad bir ah u hayso shaqada waxaad u helaysaa xamaasad iyo karti aad ku

10 KA FURE EE GUUSHA (FREE) Read More »

Shopping Basket