waqtigaada maalgasho

WAQTIGAADA MAALGASHO PDF

WAQTIGADA MAALGASHO Noloshu waa mid gaaban waqtiguna waa mid kooban. Hadii aynaan waqtigena wax macno leh ku qaadanin waxan dareemidoona shalay iyo is ciilkaabin.Waqtigeena inaanu maalgashano wexey nagu hogaamin doontaa hormar iyo harusocod. Waqtigada maalgasho oo la imaw waxqabad wanaagsan, waxaad guran doontaa miro aad jecleysan doonto Sida nolol qurux badan, lacag iyo saxiibo ku […]

WAQTIGAADA MAALGASHO PDF Read More »

KASBO QULUUBTOODA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buug yarahan waxa uu si kooban oo qoto dheer uga hadlayaa cilmiga fagaare ka hadalka iyo waxyaabaha aasaasiyaadka u ah, sida khudabadaha iyo noocyadooda, inta loo qaybiyo iyo waliba waxyaabaha ay tahay in uu iska ilaaliyo madal ka hadluhu/ hadal soo jeediyuhu. Faa’iidooyinka Barashada Fagaare Ka Hadalka ❖ In ay kobacdo awoodda aqooneed

KASBO QULUUBTOODA (FREE) Read More »

WAAD AWOODAA (FREE)

WAAD AWOODAA Hawl ayaad rabtaa inaad qabato waanay kugu adkaatey qabashadeedu, waxa ku dhiiri geliyana ma haysid, maxaad samayn lahayd? Noqo indheer garad, xalku waaba intaas. Cibaado ayaad rabtaa inaad samaysid sida soonka oo kale, dabadeedna waxa kugu batey saacadaha aad qatanaan doontid…. milicso qiyaamaha iyo dhibaatooyinkiisa iyo abaal marinta fiican ee aad ku heli

WAAD AWOODAA (FREE) Read More »

Shopping Basket