wareer

FAHAMKA MUSHKILADA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan La Magac Baxay “FAHAMKA MUSHKILADA IYO MAARAYNTA KHILAAFKA”.Waa buug ka hadlaya Mashaakilka ama Dhibaatooyinka ku wajahan ama haysta Qof walba , dawlad walba iyo bulsho walba. wuxuuna kusiin doonaa inaad fahamto mushkilada gorfayso xaalada isku cufan kadibna aad maarayso, idanka alle.Buuggaan wuxuu kaloo sitoos ah ula hadlayaa, cidkasta oo fahmi wayday mushkiladda […]

FAHAMKA MUSHKILADA PDF Read More »

WAHSI TIRE (FREE)

Waa maxay wahsigu? Wahsigu waa mid ka mid ah xanuunnada macnawiga ah ee faraha ba’an ku haya bulsho waynta caalamka, waxaana la sheegaa in dhammaan dadka laga helo dabeecaddan wahsiga, laakiin lagu kala duwan yahay heerka uu gaadhsiisanyahay. Binii-aadamku waa noole aad u raaxo jecel, sida oo kalena aad u horumar jecel. Waa laba ammuurood

WAHSI TIRE (FREE) Read More »

Shopping Basket