Waxbarasho

ASTAAMAHA QOFKA HANKA SARE LEH PDF

Maxaa loola jeedaa Han sare? – Han sare waxay ka dhigan tahay in qofku yaraysto caqabad kasta oo ka hortimaada inta uu hiigsanaayo yoolka uu rabo inuu gaaro.– Han sare waa shayga kugu xanbaaraya in aad u istaagto oo ka mira dhaliso yoolka aad hiigsanayso. wuxuu yiri Cumar bin khaddaab: Hankaaga ha yarayn, waayo maan […]

ASTAAMAHA QOFKA HANKA SARE LEH PDF Read More »

YAA QAATAY BURCADKEYGII PDF

HORDHACA BUUGA Yaa Qaatay Burcadkaygii? waa sheeko ku saabsan isbaddal ka dhacay Xero luuq-luuq leh gudaheed waxaa jiray afar noole oo laysu madaddaalinayo laguna raadinayo “Burcad”. burcadka waxaa lagu matalayaa wixii aan rabno in aan haysanno nolosheenna haddii ay ahaan lahayd shaqo, xidhiidh, lacag, guri wayn, xorriyad, caafimaad, magac, ruux xasilan ama xataa waxqa badka

YAA QAATAY BURCADKEYGII PDF Read More »

200 CILMI BAADHIS PDF

HORDHACA BUUGA Waxaan u mahad naqayaa ilaahay oo ii fududeeyey inaan qoro buugan mahad aan la soo koobi karin. Waxaan buugan u qorey si ay uga faa’ideystaan dhalinyarada soomaaliyeed iyo weliba dadka waaweyn, sidoo kale waxaan u qorey buugan ku dhiirigelin aan ku dhiirigelinayo ardeyda, macalimiinta, jaamacadaha, college-yada, dhakhaatiirta iney sameeyaan daraasado bulshada waxtaraya maadaama

200 CILMI BAADHIS PDF Read More »

NOQO QORAA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggaan magaciisu waa (Noqo Qoraa) Waxaanna ugu bixiyey magacaas, markii aan arkey dhallinyaro ka wal walsan arrimaha qorista buugga, iyo sida ay usoo bandhiggan lahaayeen hal abuurka ay leeyihiin, sidoo kale i waydiinaya sida looga guulaysto caqabadaha ku hareereysan dhanka buug qorista, maadaamaa aniga aan qibrad dheeri u leeyahay arrimahaas, intaas kadib waxaan

NOQO QORAA PDF Read More »

NUUN PDF

BUUGA NUUN (QALIN IYO QORAALKII) Waa buug waqti, maskax igo dadaal badanba uu geliyay, sannaddo badanna ururintiisu socotay. Waa Nuun oo qalinka hal-abuurkiisa iyo wanaajintiisa iyo kor u qaadista shaqsiyadda qoraannimada iyo aqoonta afka dhigaalkiisa la xiriirtaba lagu dhiteeyay. In badan oo buuggan ka mid ahi waxay ku saabsan tahay anshaxa. Qoraalka wanaagsan kuma koobna

NUUN PDF Read More »

MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan waa buug koobsanaya gabood falada iyo xero ka waydaarinta dadka muslimiinta iyo dadka somalidaba lala damacsan yahay ee ay ku hawlan yihiin reer galbeedku. Sheekada buuggan ku qoran ma aha mid ka hadlaysa naftayda iyo qof kale toonna, waase humaagyo rumaad ku tusaya dunida qarsoon ee aad ku dhex nooshahay. Jilaha buuggu

MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA PDF Read More »

CILMI NAFSI PDF

WAA MAXAY CILMI-NAFSI? Cilmi nafsi waa barashada maskaxda iyo dabeecada dadka. Cilmi-nafsi waa barashadda hab-dhaqanka iyo maskaxda noolaha. Sidoo kale khubarada cilmi-nafsiga waxay ku qeexeen waa xaalad maskaxeed oo ku lug leh jahawareer udhaxeeya, wax dhabta ah iyo waxaan dhabta ahayn. Cilmi nafsiga: waa barashada dabeecada, maskax ahaan, iyo qaabka qofka. Cilmu-nafsiga ayaa ah mid

CILMI NAFSI PDF Read More »

999 XIKMADOOD PDF

20 Xikmadood oo aan idin Soo xulay. 1. Naftaadu waa markabkaaga, oo hadii aad adigu fuushana waad badbaadaysaa, Laakiin hadii ay iyadu ku fuushane waad halaagsameysaa.2. Dadku waa ay isbedel badan yihiin ee qiimahaaga haka dhex raadin wejiyada dadka.3. Waxaan soo guuldareystay marar badan taasina waa sawabta aan u guuleystay.4. Hadii aanad qorsheysan nolosha adiga

999 XIKMADOOD PDF Read More »

WAQTIGAADA MAALGASHO PDF

WAQTIGADA MAALGASHO Noloshu waa mid gaaban waqtiguna waa mid kooban. Hadii aynaan waqtigena wax macno leh ku qaadanin waxan dareemidoona shalay iyo is ciilkaabin.Waqtigeena inaanu maalgashano wexey nagu hogaamin doontaa hormar iyo harusocod. Waqtigada maalgasho oo la imaw waxqabad wanaagsan, waxaad guran doontaa miro aad jecleysan doonto Sida nolol qurux badan, lacag iyo saxiibo ku

WAQTIGAADA MAALGASHO PDF Read More »

MAAREE NOLOSHAADA PDF

HORDHACA BUUGA MAAREE NOLOSHAADA (SOMALI) Waxaa laga yaabaa inaad mararka qaarkood dareento in noloshaadu u socoto si kaduwan sida aad jeceshahay. Marka aad dib u eegto sanadihii cimirigaaga ka tagay waxaad dareentaa inaadan gaadhin meeshii aad rabtay inaad gaadho. Waxaad eegtaa mustaqbalka waxaanad ilaahay baridaa inuu kugu galadaysto awood iyo tamar aad ku samayso wixii

MAAREE NOLOSHAADA PDF Read More »

Shopping Basket