CARRADA AYAAN DHUNKANNAY (FREE)
HORDHAC We Kissed The Ground (Carrada ayaan dhunkannay) waa sheeko ku saabsan dhibaatada tahriibka. Sheekadani waa waraysigii ugu horreeyay ee ku saabsan waayo aragnimadii wiil dhallinyaro ah oo reer Somaliland oo taahriibay. Maxamed Xuseen Geeldoon, waa wiil da’ yar oo soo maray tahriib halis ah oo uu dhulka saxaraha kaga gudbay oo gaadhay Libya. Doon […]
CARRADA AYAAN DHUNKANNAY (FREE) Read More »
