xadiis

100 DUCO (FREE)

100 DUCO (AF-CARABI) Kitaabkan wuxuu ku qoran yahay luqada Carabiga Waxaadna ka heleysaan 100 Duco oo Kitaabka Qur’aanka iyo Sunada Nabiga (S.C.W) kusoo Aroortay.Ducadu waa cibaado, waana laf dhabarta cibaadada, waana astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan, ducada waa lagu baahi baxaa, Allena (Subxaanahu Watacaalaa) wuxu yidhi: “I barya waan idinka […]

100 DUCO (FREE) Read More »

KITAABKA IIMAANKA (FREE)

HORDHACA KITAABKA Kitaabkaan waa kitaab iimaankaaga kobcinaya waxaa soo diyaariyey walaalkeena Haadi Hassan Ahmed waa kitaab aad ka heleysid xadiisyo badan oo weliba af-soomaali ku fisiran. Kitaabkaan oo dhameystiran:Waa: 30 PageSize: 300 KB SOO DEGSO

KITAABKA IIMAANKA (FREE) Read More »

50 XADIIS SOMALI (FREE)

50 XADIIS AF-SOOMAALI Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka, saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur’aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan

50 XADIIS SOMALI (FREE) Read More »

Shopping Basket