BUUGA XAKAME PDF

HORDHACA BUUGA In badan ma ku hammisay in aad samaysid isbeddal nololeed oo ka duwan kana qiime iyo qaaye wayn nolosha aad hadda ku nooshahay? In badan ma ku riyootay adiga oo ka dhabeeyay himmigaagi iyo hiigsigaagi aad muddo dheer naawilaysay in aad maalin uun gaari doontid? Ma aragtay oo ma kuu sawirmay hummaagga kobtii […]

BUUGA XAKAME PDF Read More »