xikmad

SHINNIDA HA DILIN PDF

HORDHAC Wakhtigu waa noloshaada, noloshaada waxaa micno u sameeya qurxiya ama foolxumeeya waa sidaad u isticmaasho wakhtiga. Wakhtiga ood si fiican u isticmaasho waxay kugu hagi kartaa waxyaabo badan oo ay guushu kamid tahay, dadku isku darajo maaha waa la kala darajo sarreeyaa dhanka isticmaalka wakhtiga, dadka guulaha gaadha waa dad inta badan wakhtigu ahmiyad […]

SHINNIDA HA DILIN PDF Read More »

999 XIKMADOOD PDF

20 Xikmadood oo aan idin Soo xulay. 1. Naftaadu waa markabkaaga, oo hadii aad adigu fuushana waad badbaadaysaa, Laakiin hadii ay iyadu ku fuushane waad halaagsameysaa.2. Dadku waa ay isbedel badan yihiin ee qiimahaaga haka dhex raadin wejiyada dadka.3. Waxaan soo guuldareystay marar badan taasina waa sawabta aan u guuleystay.4. Hadii aanad qorsheysan nolosha adiga

999 XIKMADOOD PDF Read More »

IFIYAHA NOLASHA (FREE)

EREYO DHIIRIGELIN AH – iimaanku wuxuu tagsiyaa muragada iyo dhibta waana il qabowsiga muwaxidiinta (kuwa alla kaliyeelay).– Wixii tagay way tageen haka fikirin waxa dhamaaday ee tagay.– Hadaad waa bariisato ha sugin galabaysi, ku kulmi hamigaaga hagaajinta maalintaada.– Ka tag waxa mustaqbalka imaanaya ilaa uu ka yimaado, ha danaynin Beri maxaa yeelay hadaad maanta wanaajiso

IFIYAHA NOLASHA (FREE) Read More »

Shopping Basket