XIKTAYSIGA XIKMADDA PDF
HORDHAC Buuggan waxaa lagu soo uruuriyay Kumanaan Xikmado oo Nolosha qeybaheeda kala duwan ka hadleysa sida: Dhiirigelin, Dagaal, Siyaasad, Jaceyl, Ganacsi, Waxbarasho i.w.m.Hadii aan soo qaato 20 Xikmadood oo kamida: 1- Naftaada haddii aanad runta ku mashquulin, beenta ayay kugu mashquulin.2. Ka bilow naftaada ka hor intaadan cid kale wax u sheegin.3. Cid naftayda ka […]
XIKTAYSIGA XIKMADDA PDF Read More »
