xirfad

BUUGGA HIBADA PDF

THE LITTLE BOOK OF TALENT SOMALI Buugga Yar ee Hibada waa buug yar oo kaa cawinaaya in aad hormarisid xirfaddaada, xirfadda caruurtaada, ururkaada ama ganacsigaada. Waa buug ay fududahay in waqti yar lagu akhriyo, waaxaana ku qoran qaabab la hubiyey laguna tijaabiyey goobaha tababarka iyo shaqooyinka kuwaas oo lagu hormariyo xirfadaha. Buugaan waa miraha kaso […]

BUUGGA HIBADA PDF Read More »

HAGAHA ARDAYGA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugan oo ah buuggii ugu horeeyay ee noociisa ah ee afka soomaaliga ah lagu qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:– Baahida ardayga sanadka 1-aad ee jaamacadda uu uqabo garab iyo latalin daacad ah.– Cabsida iyo walwalka ardayga uu ku nool yahay sanadka 1-aad ee jaamacadda oo badankeed ah wax

HAGAHA ARDAYGA (FREE) Read More »

DHAQAALAHA ISLAAMKA (FREE)

HORDHAC Illaahay ayaa mahad oo dhani u sugnaatay, Illaaha inoo tilmaamay dariiqa toosan, Illaaha inoo kala cadeeyay nidaamka nolasha bani aadamku ku guuleysanayo iyo nidaamka ay ku hoogayso. Naxariis iyo nabad-gelyo ha ahaato rasuulkeena Muxammad (SCW) dushiisha. Rasuulka ina soo gaadhsiiyay farriinta cad ee inagu hagaysa dariiqa guusha if iyo aakhiraba. Intaa kadib, Kitaab-yarahani waxa

DHAQAALAHA ISLAAMKA (FREE) Read More »

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE)

HORDHAC Maqaalkan hoos ku qoran waxa uu ka warramayaa waxa qaabeeya qofnimada aadamaha, iyo marxaladaha maskaxeed ee uu maro qofku inta uu korayo. Sida aynu wada ognahay shaqada ay maskaxda aadamuhu qabato waxa ay culimada kasmo nafeedku u qeybiyaan saddex qaybood. 1- Thoughts ” Afkaar “2- Emotions ” Dareen “3- Behaviors ” Dhaqamo” Saddexdaa shaqo

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE) Read More »

ISKU FILNAASHO (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugaan inaan qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:– Shaqa la’aanta baahsan ee ka jirta guud ahaan dalka.– Niyad jabka haya ardaydii muddo sanado ah waxbarasho soo waday markii ay qalin jabiyeena shaqo la’aantu soo wajahday.– Caawinaad la’aanta dadka xoogaa dhaqaalaha ah haysta iyo sida ay uga jiifaan wax badan

ISKU FILNAASHO (FREE) Read More »

Shopping Basket