xulashada guurka

XULASHADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugga Xulashada Guurka muhiimadda ugu weyn ee laga leeyahay waa in dhallinta guurdoonka ahi ay helaan meel ka kaalmeysa hanuunka & hogaansanka laxiriira gaarista nolosha wanaagsan ee guurkooda mustaqbalka & hagaajinta hankooda Insha Allaah. Sabababaha keenay in buuggaan Guryosamo diyaariso waa dhibaatooyinka dhallinta guurdoonka ah ka haysata ku hagidda helitaanka qof qiimo badan […]

XULASHADA GUURKA PDF Read More »

GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF

HORDHACA BUUGA Cinwaanka buugga, “Garaadso Intaadan Guursan”, dad qaar waxay is way diinayaan in buugga kali ah loo qoray inta aan weli guursan. Buuggu wuxuu ka koobanyahay labo qaybood: Qaybta koowaad waxay ku saabsantahay doorashada hore iyo nolosha guurka ka horraysa. Qaybta labaadna waxay ku saabsantahay nolosha guurka iyo waayaha ku xeeran. Taa macnaheedu waxa

GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF Read More »

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF

HORDHACA BUUGA Guurka waxaa loogu talagalay, in lagu muujiyo Jacaylka aan shuruudda iyo danaha goonida ah aan laheyn. Waa jacayl markasta kordha mana lahan meel uu ku dhamaado. Marka lamaanaha ay isku guursadaan, iyaga oo isku qanacsan, waa farxadda ugu awoodda badan ee la dareemo, Guurkuna waa guusha jacaylka, waa bilowga qoyska, waana xarig guntin

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF Read More »

Shopping Basket