U QOR IYADA PDF HORDHAC Buuggan wuxuu akhristaha barayaa in jacaylka dhabta ahi uusan ahayn oo keliya dareen, balse uu yahay eray, qaddarin iyo qoraal qalbi ka yimid. Waxaa loogu talagalay qof kasta oo jacayl dareemay ama doonaya inuu si qurux badan u gudbiyo. sidoo kale buuggu wuxuu xooga saarayaa qiimaha iyo karaamada haweeneyda, iyo sida eray qurux badan uu qalbigeeda ugu noqon karo daawo iyo farxad. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 136 PagesLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW
Waxaan u baahanahay buugag
WhatsAppka kuu muuqdo ku dhufo ila soo xiriir