WAREYSIGA SHAQADA PDF

HORDHAC

Buugaan magaciisu waa (Wareysiga shaqada) Waxaana ugu bixiyey magacaas, markii aan arkey dhalinyaro shaqa doon ah, oo iweydiinayo, habka looga bad baado wareysiga Shaqada , maadaamaa aniga aan bartay wax ku saabsan arimaha shaqada iyo shaqaalaha, kadib waxaan hindisay magaca buuggaan, Ugu danbeyn si ay u helaan dadka shaqa raadiska ama shaqa doonka ah macluumaad ku saabsan waqtiga wareysiga.
Aqriste: waxaan kuu rajeynaa in aad ku guuleysan doonto wareysiga shaqada, waa hadii Aad Aqrisata buuggaan, maxaa yeelay buuggaan oo aad u yar aana lagu soo koobi Karin arimaha ku saabsan wareysiga balse buuggaan waxaa ku jira micno aad u weyn, aqoon ku dheehan waayo aragnimo runtii. Waxaan aad u jeclaan lahaa qof walbo oo daneynayo buuggaan in uu ku aqriyo maskax degan, si uu u fahmo nuxurka buugga kusaabsan, Maadaamaa buggaan uu yahay buug ka hadlayo habka casriga wareysiga loo qaado.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 80 Pages
Size: 2 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.