XISNUL MUSLIM (FREE)

XISNUL MUSLIM AF-SOMALI

Kani Waa Kitaab Gaaban, oon ka soo gaabiyey Kitaabkeygii ku magac baxay {addikru wadducaa wal-cilaaju birruqaa minal kitaabi wassunnati}. Waxaana kasoo gaabiyey kitaabkaan qeybtii ducooyinka, si uu u noqdo qafiif la qaadan karo safarada. Waxaan ku ekaadayna ducooyinka kaligood, axaadiistoodana waxaan ku kaaftoomay inaan u Saleeyo hal iyo laba kitaab qofkii doonaya aqoon kororsi xaga xadiiska iyo saxaabiga weriyeyna, ha u noqdo kitaabkeyga aan kor ku xusay. ilaahey waxaan ku weydiisanayaa magac yadiisa wanwanaagsan, iyo tilmaamihiisa sareeya, inuu ka yeelo {kitaabkan} mid loola jeedo wajigiisa wanaagsan, iyo inuu igu anfaco camalkan noloshayda iyo geeridaydaba, iyo inuu ku anfaco qofkastoo akhrista, ama daabaca amase sabab u noqda faafintiisa, allaha ka hufan xumaanta ayaana awood u leh inuu naga aqbalo arintaas. Naxariis iyo nabalgalyana ha ahaato nabigeena Muxammad S.C.W ehelkiisa, asxaabtiisa iyo qof-walboo ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada. Qoraaga/Waxaa la qoray bishii safar ee sanadka hijriga 1409.

Kitaabkan oo dhameystiran:
Waa: 236 Page
Size: 800 KB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.