XULASHADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA

Buugga Xulashada Guurka muhiimadda ugu weyn ee laga leeyahay waa in dhallinta guurdoonka ahi ay helaan meel ka kaalmeysa hanuunka & hogaansanka laxiriira gaarista nolosha wanaagsan ee guurkooda mustaqbalka & hagaajinta hankooda Insha Allaah. Sabababaha keenay in buuggaan Guryosamo diyaariso waa dhibaatooyinka dhallinta guurdoonka ah ka haysata ku hagidda helitaanka qof qiimo badan oo ku taageera guurka & guud ahaan nolosha oo idil. Ugu dambayn wuxuuna buuggu koobayaa inta badan tilmaamaha ugu wanaagsan ee inanka ama inantu ay si sax ah ugu xulan karaan qofka ay rabaan iney lawadaagaan nolol guur oo qiimo badan, una horseedda hanuun & horumar sare

AHMIYADDA GUURKA

Guurku waa waa guntan adag oo ka dhaxeeya lab & dhadig (gabar & wiil) si ay u wada gaaraan nolol bili’aadam gaaro tan ugu qiimaha badan taasoo ku dhisan Jacayl, Ixtiraam, Kalsooni, Amaano, Ismaqal & Qanaaco ka dhaxeysa labada qof ee guurka ku heshiiya.
Suubane Nabi Muxammad (Scw) wuxuu nagu yiri: “Dhallinyarooy ninkii kara ha guursado, maxaa yeelay guurku araggaaga & cowradaada ayuu xumaha ka ilaalshaa, kiinna aan awoodinna ha Soomo, sababtoo ah Soonku waa difaacaha xumaha dhamaantii”

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 180 Page
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.