XULKA XIKMADAHA PDF

HORDHAC

Buugaan Waxa aad Ka Heli Doontaa Xikmado Qiimo Badan kuwaas ay kasoo burqadeen, Culimo, Feylasuufyo, Madax, Shaqsiyaad Dunida Magac Ku Reebay.
Aan soo qaato 5 kamid ah xikmadaha buugan:
1- Shaqsiga ugu Caqliga Badan Waa Kan La Xisaabtama Naftiisa iyo Ficiladiisa.
2- Inta aadan Alle kabaryin waxa kaa maqan ku shukri waxaaad heysato.
3- Waligaaga Ha Dhaawacin Qof ujeedadiisu Tahay inuu Ku Arko Adiga oo Faraxsan.
4- Waligaaga Haku Dag Dagin inaad Rumeeysato Waxii Aad Maqsahay oo Dhan, Waayo Beenta Waxay ufaaftaa Si Ka Dhaqsiyo Badan Runta.
5- Si aad noloshaada ubadasho waxaad ubaahanatahay inaad badasho waxyaabaha aad Muhiimada siiso.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 231 Pages
Nooca: PDF
Size: 5 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *