Buug diini

QADDARTA ALLE PDF

HORDHACA BUUGA Markii aan buuggaan akhriyay ayaan jawaabo u helay dhammaan su’aalihii uu maankaygu isoo hordhigayay oo ku saabsanaa qaddarta Alle iyo doorashada xorta. Markii aan garaystay in aan kaga baxay wareerkii iyo fahan waagii qaddarta iga haystay, ayaan go’aansaday in aan turjumo si dad badan oo af Soomaaliga wax ku akhriya uga faaiidaan. Waxaa […]

QADDARTA ALLE PDF Read More »

MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Siicada oo qiyaastii inka badan kun sano ka jirey dunida muslimka, meelo badan oo ka mid ahna ku laheyd dad raacsan oo caqiidadooda rumeysan, taariiqda islaamkana raad ku yeelatay oo xilliyada qaarkoodna dunida muslimka meelo ka mid ah xukumayey, ayaa maanta Waxaa aad usoo muuqdey iney si xawli ah u dardar galiyeen fidinta

MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE) Read More »

100 DUCO (FREE)

100 DUCO (AF-CARABI) Kitaabkan wuxuu ku qoran yahay luqada Carabiga Waxaadna ka heleysaan 100 Duco oo Kitaabka Qur’aanka iyo Sunada Nabiga (S.C.W) kusoo Aroortay.Ducadu waa cibaado, waana laf dhabarta cibaadada, waana astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan, ducada waa lagu baahi baxaa, Allena (Subxaanahu Watacaalaa) wuxu yidhi: “I barya waan idinka

100 DUCO (FREE) Read More »

KITAABKA IIMAANKA (FREE)

HORDHACA KITAABKA Kitaabkaan waa kitaab iimaankaaga kobcinaya waxaa soo diyaariyey walaalkeena Haadi Hassan Ahmed waa kitaab aad ka heleysid xadiisyo badan oo weliba af-soomaali ku fisiran. Kitaabkaan oo dhameystiran:Waa: 30 PageSize: 300 KB SOO DEGSO

KITAABKA IIMAANKA (FREE) Read More »

50 XADIIS SOMALI (FREE)

50 XADIIS AF-SOOMAALI Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka, saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur’aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan

50 XADIIS SOMALI (FREE) Read More »

DHAQAALAHA ISLAAMKA (FREE)

HORDHAC Illaahay ayaa mahad oo dhani u sugnaatay, Illaaha inoo tilmaamay dariiqa toosan, Illaaha inoo kala cadeeyay nidaamka nolasha bani aadamku ku guuleysanayo iyo nidaamka ay ku hoogayso. Naxariis iyo nabad-gelyo ha ahaato rasuulkeena Muxammad (SCW) dushiisha. Rasuulka ina soo gaadhsiiyay farriinta cad ee inagu hagaysa dariiqa guusha if iyo aakhiraba. Intaa kadib, Kitaab-yarahani waxa

DHAQAALAHA ISLAAMKA (FREE) Read More »

AQRINTA QUR’AANKA (FREE)

KU CAAWI NAFTAADA AQRINTA QUR’AANKA Qoraalkaan kooban waxaan ugu talagalay in aan u soo dhaweeyo dadka quraanka barshadiisa bilaabaya in ay ku bartaan calaamadaha quraanka ku jira iyo waxa ay u taaganyihiin inkastoo ay wax badan ka dhiman yihiin hadana inta aan soo koobay waa hubaal wax uun in aad ka fahmi doontaan calaamadaha Quraanka

AQRINTA QUR’AANKA (FREE) Read More »

SAKADA (FREE)

HORDHACA BUUGGA Waxaan hadii Allaha awooda sare lihi ogolaado halkaan kudiyaarinayaa Maqaal kusaabsan zakada, taasoo an ugu talagalay cidii doonaysa inay afkooda Hooyo uga ciil baxaan mawduucan maadaama oo ay jiraan dad badan oo luqada Carabiga aan fahmi karin hadana ubaahan inay gutaan waajibaadka Alle saaray dushooda, saas awgeed waxaan Alle karajeynayaa inuu noqdo maqaalkani

SAKADA (FREE) Read More »

FATAAWADA SOONKA (FREE)

HORDHAC Shaki kuma jiro fadliga uu leeyahay cilmiga sharcigu, waayo isaga ayaa ah dhaxalkii Nabiga S.C.W, la’aantiina cibadada iyo camalku toosnaan maayaan. sidaas darteed waa i qofka caqliga leh ee doonaya nabadgelyada aduunka iyo aakhiradaba uu ku dadaalaa cimiga sharciga, kana ag dhawaadaa mar walba culimada rabaaniyiinta ah ee ku caan baxday cilmiga ku qotoma

FATAAWADA SOONKA (FREE) Read More »

DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE)

Ducooyinkii La aqbalay Ducadu waa cibaado, waana laf-dhabarta cibaadada, waa astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan , ducada waa lagu baahi baxaa , Allena wuxu yidhi : “I barya waan idinka aqbalin’e” . Maanta waxaynu joognaa duni isu furantay, mashaakilkeeduna batay kolkii baahidii qofka iyo taagtiisi kala badatay , taas oo

DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE) Read More »

Shopping Basket