Buug diini

XISNUL MUSLIM (FREE)

XISNUL MUSLIM AF-SOMALI Kani Waa Kitaab Gaaban, oon ka soo gaabiyey Kitaabkeygii ku magac baxay {addikru wadducaa wal-cilaaju birruqaa minal kitaabi wassunnati}. Waxaana kasoo gaabiyey kitaabkaan qeybtii ducooyinka, si uu u noqdo qafiif la qaadan karo safarada. Waxaan ku ekaadayna ducooyinka kaligood, axaadiistoodana waxaan ku kaaftoomay inaan u Saleeyo hal iyo laba kitaab qofkii doonaya […]

XISNUL MUSLIM (FREE) Read More »

AL HAJRU SHARCIYA (FREE)

HORDHAC Waxaan jeclaystay inaan idinla wadaago Risaalo aad u yar oo ka hadlaydo (Goynta sharciga ah maxaa ka banaan Maxaase ka banaaneyn) Waa risalo yar balse ka hadlaydo mawduuc aad u weyn, markii aan eegno waaqica jiro saameyn mug weyn ah ku leh sidda adigaba aad ogtahay aqriste bulshadu waxa isaga dhax milmay “Cidda ee

AL HAJRU SHARCIYA (FREE) Read More »

MAXAAD KA TAQAANAA SHIICADA (FREE)

HORDHACA BUUGGA Shiicada in badan waala maqlaa, laakiin dad badani shiicada iyo waxey qabtaan iyo waxay rumaysanyihiin ma yaqaanaan. waxaa laga yaabbaa, dadka qaarkood in ay u qabaan, Shiicada inay tahay Afarta Mad-habood oo kale. marka waxa haboon in loo aqoon yeesho oo la ogaado Shiicada Waxey tahay. maantana Caalamka aad ayey ugu fiddaa,Meelo badan

MAXAAD KA TAQAANAA SHIICADA (FREE) Read More »

SIRTA ILXAADKA (FREE)

ILXAADKA AMA ALLADIIDKA Soomaalida waa bulsho ku caan baxday islaamnimada iyo in aysan rumeysneen ama ka jirin diin aan islaamka aheyn, waxa ay ahayd bulsho ku ad adag ku faanida iyo sheegashada lahaanshaha islaamka diin ahaan, iyo iney ka mid tahay bulshooyinka yar ee dunida ka jira laguna tiriyo inay 100% muslim yihiin. inkastoo ay

SIRTA ILXAADKA (FREE) Read More »

RIBADA (FREE)

HORDHACA BUUGGA Micnaha ribada Ribada macnaheedu luuqad ahaan waa siyaado (dulsaar). koritaanka ama kor ahaanta ama sareynta. Ribadu waa ziyaado wax lagu kala ziyaadsado marka wax lakala amaahdo, iibsado, ama lakala badalanayo. Sharci ahaana waa ziyaado (dulsaar) waxyaabo gaar ah, sida amaahda iyo laba shey laysku badalanayo oo la kala badiyo iyadoo in la kala

RIBADA (FREE) Read More »

Shopping Basket