Waxbarasho

WAA MAXAY GUUSHA DHABTA (FREE)

WAA MAXAY GUUSHA? Guushu Waa Helida dhamaan Waxaad Ka Doonayso Nolosha Amase Fulinta Qorshihii Aad Hore U Dajisatay, Islamar Ahaantaana Guushu Waa Adoo Kaca Aroortii Adoo Dareemaya Farxad Oon Aan Dareemayn Cidhiidhi Iyo Diiqad.Guusha Waa Wax La Is Barbar Dhigi Karo (Relative) Qof Walba Siduu U Dareemo Ayuu U Arkaa Macnaha Guusha Amase Haddaan Sikale […]

WAA MAXAY GUUSHA DHABTA (FREE) Read More »

WAHSI TIRE (FREE)

Waa maxay wahsigu? Wahsigu waa mid ka mid ah xanuunnada macnawiga ah ee faraha ba’an ku haya bulsho waynta caalamka, waxaana la sheegaa in dhammaan dadka laga helo dabeecaddan wahsiga, laakiin lagu kala duwan yahay heerka uu gaadhsiisanyahay. Binii-aadamku waa noole aad u raaxo jecel, sida oo kalena aad u horumar jecel. Waa laba ammuurood

WAHSI TIRE (FREE) Read More »

DHAQAALAHA ISLAAMKA (FREE)

HORDHAC Illaahay ayaa mahad oo dhani u sugnaatay, Illaaha inoo tilmaamay dariiqa toosan, Illaaha inoo kala cadeeyay nidaamka nolasha bani aadamku ku guuleysanayo iyo nidaamka ay ku hoogayso. Naxariis iyo nabad-gelyo ha ahaato rasuulkeena Muxammad (SCW) dushiisha. Rasuulka ina soo gaadhsiiyay farriinta cad ee inagu hagaysa dariiqa guusha if iyo aakhiraba. Intaa kadib, Kitaab-yarahani waxa

DHAQAALAHA ISLAAMKA (FREE) Read More »

ISKU FILNAASHO (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugaan inaan qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:– Shaqa la’aanta baahsan ee ka jirta guud ahaan dalka.– Niyad jabka haya ardaydii muddo sanado ah waxbarasho soo waday markii ay qalin jabiyeena shaqo la’aantu soo wajahday.– Caawinaad la’aanta dadka xoogaa dhaqaalaha ah haysta iyo sida ay uga jiifaan wax badan

ISKU FILNAASHO (FREE) Read More »

Shopping Basket